Free Web Site - Free Web Space and Site Hosting - Web Hosting - Internet Store and Ecommerce Solution Provider - High Speed Internet
Search the Web

RAAD RAAC
The Elections

Home/Hoyga 

Meet the Mayor

City Council

City Departments

City By-Laws

Contacts/Xidhiidh

Community

Education

Hotels Information

Photo /Muuqaal

Mission Statement

Favorite Links

Raad Raac 1

Raad Raac 2

Your's to Remember

Guest  / Marti

NINKA WADA DAN GAAROW
DAN GUUD KA WEECDOW
DARIS KU QAADO WAAGII
CADAWGU KU WEERARAY
RAGNA QAATAY WARANKEE
WAGARAYDU YEEDHEE
NIN KASTOO IS WAALABA
WAABAY LA LAACSHEE
WADADAA LA KALA MARAY
EE WEBIGII XAGEE JIRAY
WADNUHU HIGTAA GURAY
LAGU WAASHAY WAARYAA
ANIGIYO WARKAYGUNA
WARWAR AAN DHAMAAN IYO
WALBHAAR SOKEEYE IYO
KALA GURE WALAAC BADAN
UMA BAAHNI WIILKAA IYO
WAX MA TARE SIYAASI AH
WAAXYAHAYGA KALA GURA
WADANKEENU WAA XORE
WADADAA LA WADA MARAY
HA KA WEECAN BALLANKII
EE DABAJOOG WALAALKAA

MOHAMED AHMED WAIS"SHIINE"
S O M A L I L A N D


Waa Taagi Faqasheed Lagu Gubay Dooxa Siig
RAAD RAAC

Makhaasiin ka Mid ah Xerada Cadaadley
RAAD RAAC

MIINIHII IYO BAMBOOYINKII DHULKA LAGA SOO SAARAY
RAAD RAAC

RASAASTII UMADA LAGU XASUUQAY
RAAD RAAD

MIINADII DADKA LOO AASAY OO LA SOO GURAY
RAAD RAAC

MID KA MID XABAALIHII XASUUQA
XUSUUSNOW

KANI WAA GOLIHII MURTIDA IYO MADADAALADA
RAAD RAAC
 


AIDGAA HILMAAMEE ANIGU WAAN OSOONAHAY